Suuradda An-Naba, aayadda 31

78:31

إِنَّ لِلۡمُتَّقِينَ مَفَازًا ٣١

Inna lil-muttaqīna mafāzā

31. Xaqiiq, kuwa Alle ka cabsada ee (ka) dhowrsada (xumaha) waxay leeyihiin meel lagu liibaano (Janno).