Suuradda Al-Waqi'ah, aayadda 75

56:75

۞ فَلَآ أُقۡسِمُ بِمَوَٰقِعِ ٱلنُّجُومِ ٧٥

Falā uqsimu bimawāqi'in-nujūm

75. Mayee, waxaan ku dhaartay halkay xiddiguhu ku dhacaan.