Suuradda Al-Waqi'ah, aayadda 57

56:57

نَحۡنُ خَلَقۡنَٰكُمۡ فَلَوۡلَا تُصَدِّقُونَ ٥٧

Nahnu khalaqnākum falawlā tusaddiqūn

57. Annagaa (Alle ah) idin abuurnay, ee maxaad la rumeyn weydeen?