Suuradda Al-Waqi'ah, aayadda 19

56:19

لَّا يُصَدَّعُونَ عَنۡهَا وَلَا يُنزِفُونَ ١٩

Llā yusadda'ūna 'anhā walā yunzifūn

19. Aanu marnaba madaxu ku wareerin kuna maan guurin.