Suuradda Al-Qasas, aayadda 57

28:57

وَقَالُوٓاْ إِن نَّتَّبِعِ ٱلۡهُدَىٰ مَعَكَ نُتَخَطَّفۡ مِنۡ أَرۡضِنَآۚ أَوَلَمۡ نُمَكِّن لَّهُمۡ حَرَمًا ءَامِنٗا يُجۡبَىٰٓ إِلَيۡهِ ثَمَرَٰتُ كُلِّ شَيۡءٖ رِّزۡقٗا مِّن لَّدُنَّا وَلَٰكِنَّ أَكۡثَرَهُمۡ لَا يَعۡلَمُونَ ٥٧

Waqālū in nattabi'il-hudā ma'aka nutakhattaf min ardinā awalam numakkil lahum haraman āminan yujbā ilayhi thamarātu kulli shay'ir rizqam mil ladunnā walākinna aktharahum lā ya'lamūn

57.Waxay (gaaladii Makkaad) yidhaahdeen: Haddaan kula raacno hanuunka, waxaa nalaga dafi dhulkayaga 21. Ma waannaan dejin Xaram aammin ah, oo midho nooc walba leh la keeno - risiq Xaggayaga ah, badankooduse ma oga.

Faallooyin hoose

21. Waxaa nagu soo xadgudabaya oo na kala dafaya qabiilooyinka kale ee Carabta.