Suuradda Al-Qari'ah, aayadda 8

101:8

وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ ٨

Wa ammā man khaffat mawāzīnuh

8. Qofkase uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay.