Suuradda Al-Muzzammil, aayadda 5

73:5

إِنَّا سَنُلۡقِي عَلَيۡكَ قَوۡلٗا ثَقِيلًا ٥

Innā sanulqī 'alayka qawlan thaqīlā

5. Waxaanu kugu soo dejin Hadal culus 2.

Faallooyin hoose

2.Waxaa loola jeedaa Waxyiga iyo xeerarka sharciga, oo ku soo degayey Nabiga s.c.w. ee ah xil culus.