يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡمُزَّمِّلُ ١
Yā'ayyuhal-muzzammil
1. Kani isku duuduubayow maryaha 1.
Faallooyin hoose
1. Nabiga s.c.w. waxaa la amray halkii hurda macaansiga inuu xilkaa weyn qaado oo u kaco cibaado iyo Alle bari iyo inuu dadka amro (towxiidka) iyo camalka san oo kaga digo shirkiga iyo xuma falka.