Suuradda Al-Mutaffifin, aayadda 34

83:34

فَٱلۡيَوۡمَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مِنَ ٱلۡكُفَّارِ يَضۡحَكُونَ ٣٤

Fal-yawmal-ladhīna āmanū minal-kuffāri yadhakūn

34. Maalinta (Qiyaame) kuwa (Xaqa) rumeeyey waxay ku qosli gaalada.