Suuradda Al-Munafiqun, aayadda 11

63:11

وَلَن يُؤَخِّرَ ٱللَّهُ نَفۡسًا إِذَا جَآءَ أَجَلُهَاۚ وَٱللَّهُ خَبِيرُۢ بِمَا تَعۡمَلُونَ ١١

Walan yu'akkhirallāhu nafsan idhā jā'a ajaluhā wallāhu khabīru bimā ta'malūn

11. Alle se dib uma dhigo nafi marka ajasheed la gaaro. Alle waa u Xog Ogaal waxaad fashaan.