Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 17

23:17

وَلَقَدۡ خَلَقۡنَا فَوۡقَكُمۡ سَبۡعَ طَرَآئِقَ وَمَا كُنَّا عَنِ ٱلۡخَلۡقِ غَٰفِلِينَ ١٧

Walaqad khalaqnā fawqakum sab'a tarā'iqa wamā kunnā 'anil-khalqi ghāfilīn

17. Waxaana xaqiiq abuurnay korkiinna toddoba samo oo kala korreeya, mana nahin kuwo moog uunka.