Suuradda Al-Mulk, aayadda 30

67:30

قُلۡ أَرَءَيۡتُمۡ إِنۡ أَصۡبَحَ مَآؤُكُمۡ غَوۡرٗا فَمَن يَأۡتِيكُم بِمَآءٖ مَّعِينِۭ ٣٠

Qul ara'aytum in asbaha mā'ukum ghawran faman ya'tīkum bimā'im ma'īn

30. Dheh: Bal ka warrama hadday biyihiin- nu dhulka ku guraan, waa kee kan idiin keeni kara biyo socda oo dur dur ah 5?

Faallooyin hoose

5. Ma jiro waxaan Alle ahayn oo keeni kara.