Suuradda Al-Mulk, aayadda 14

67:14

أَلَا يَعۡلَمُ مَنۡ خَلَقَ وَهُوَ ٱللَّطِيفُ ٱلۡخَبِيرُ ١٤

Alā ya'lamu man khalaqa wahuwal-latīful-khabīr

14. Miyuusan Ogeyn Kan abuuray 'uunkiisa iyo arrimahooda' 3? Waa Roonaan Badanaha, Xog Ogaalka ah.

Faallooyin hoose

3. Tafsiirka kale waxaa weeye: Miyuusan Alle ogeyn xaalka kuwa uu abuuray?