Suuradda Al-Ma'un, aayadda 5

107:5

ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ ٥

Alladhīna hum 'an salātihim sāhūn

5. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).