Suuradda Al-Ma'idah, aayadda 79

5:79

كَانُواْ لَا يَتَنَاهَوۡنَ عَن مُّنكَرٖ فَعَلُوهُۚ لَبِئۡسَ مَا كَانُواْ يَفۡعَلُونَ ٧٩

Kānū lā yatanāhawna 'am munkarin fa'alūhu labi'sa mā kānū yaf'alūn

79. Iskama ay reebi jirin waxyaalaha xun ay falaan. Xumaan badanaa waxay falayeen.