Suuradda Al-Ma'arij, aayadda 1

70:1

سَأَلَ سَآئِلُۢ بِعَذَابٖ وَاقِعٖ ١

Sa'ala sā'ilu bi'adhābin wāqi'

1. Mid wax dalbaya baa dalbay in cadaab ku dhacda 'gaalada loo soo dedejiyo' 1.

Faallooyin hoose

1. Gaaladu waxay ka hor yimaadeen Nabiga s.c.w. iyagoo ka dalbay inuu ku keeno cadaab dushooda.