Suuradda Al-Jumu'ah, aayadda 5

62:5

مَثَلُ ٱلَّذِينَ حُمِّلُواْ ٱلتَّوۡرَىٰةَ ثُمَّ لَمۡ يَحۡمِلُوهَا كَمَثَلِ ٱلۡحِمَارِ يَحۡمِلُ أَسۡفَارَۢاۚ بِئۡسَ مَثَلُ ٱلۡقَوۡمِ ٱلَّذِينَ كَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِۚ وَٱللَّهُ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلظَّٰلِمِينَ ٥

Mathalul-ladhīna hummilut-tawrāta thumma lam yahmilūhā kamathalil-himāri yahmilu asfārā bi sa mathalul-qawmil-ladhīna kaddhabū bi'āyātillāhi wallāhu lā yahdil-qawmaz-zālimīn

5. Tusaalaha kuwaa loo xil saaray Towraad- da, markaas aan ku camal falin oo gabay qaadista 'xilkaa' 2, waa sida dameer xambaarsan kutub 3 culus (aanse waxba ka fahmin). Xumaa tusaalaha kuwa beeniya Aayadaha Alle. Alle ma hanuuniyo qoloda daalimiinta ah (gar diidka).

Faallooyin hoose

2. Waa dayacay xilkooda ka saarnaa inay dhaqan geliyaan waxa ku soo arooray oo amarro ah Kitaabkooda oo ka joogaan waxa laga reebay.

3. Ha yeeshee aan ka faa’idin waxa ku yaal oo xikmad iyo khayr ah.