فَإِذَا قُضِيَتِ ٱلصَّلَوٰةُ فَٱنتَشِرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَٱبۡتَغُواْ مِن فَضۡلِ ٱللَّهِ وَٱذۡكُرُواْ ٱللَّهَ كَثِيرٗا لَّعَلَّكُمۡ تُفۡلِحُونَ ١٠
Fa idhā qudiyatis-salawātu fantashirū fil-ardi wabtaghū min fadlillāhi wadhkurullāha kathīral la'allakum tuflihūn
10. Markase salaadda la dhammeeyo, ku kala faafa arlada, dalba Deeqda Alle 5, xusana Alle in badan aad liibaantaane.
Faallooyin hoose
5. Macnaha waa aada qaraabo salaan, booqda qof buka, fasha camallo san, akhrista Qur'aanka, xusa Alle, oo badiya ku sallinta Nabiga s.c.w.