Suuradda Al-Jathiyah, aayadda 29

45:29

هَٰذَا كِتَٰبُنَا يَنطِقُ عَلَيۡكُم بِٱلۡحَقِّۚ إِنَّا كُنَّا نَسۡتَنسِخُ مَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ ٢٩

Hādhā kitābunā yantiqu 'alaykum bil-haqqi innā kunnā nastansikhu mā kuntum ta'malūn

29. Kani waa Kitaabkayaga oo idiinka hadlaya si xaq ah, Waanu qoraynay waxaad camal faleyseen 7.

Faallooyin hoose

7. Malaa’igta wax qorta baa qoreysey acmaashooda oo dhan.