Suuradda Al-Jathiyah, aayadda 14

45:14

قُل لِّلَّذِينَ ءَامَنُواْ يَغۡفِرُواْ لِلَّذِينَ لَا يَرۡجُونَ أَيَّامَ ٱللَّهِ لِيَجۡزِيَ قَوۡمَۢا بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ ١٤

Qul lilladhīna āmanū yaghfirū lilladhīna lā yarjūna ayyāmallāhi liyajziya qawmā bimā kānū yaksibūn

14. Waxaad ku dhahdaa kuwa (Xaqa) rumeeyey inay iska dhaafaan 2 kuwa aan ka rajo qabin Ayaamaha Alle 3, si uu ugu abaal mariyo qolo waxay kasbadeen.

Faallooyin hoose

2. Waa billowgii baaqa Islaamka ka hor inta aan la idmin jihaadka.

3. Ayaamaha Alle waxaa loola jeedaa maalmihii uu Alle ku soo dejiyey gaalada cadaabka, oo badbaadiyey kuwa xaqa rumeeyey.