Suuradda Al-Isra, aayadda 79

17:79

وَمِنَ ٱلَّيۡلِ فَتَهَجَّدۡ بِهِۦ نَافِلَةٗ لَّكَ عَسَىٰٓ أَن يَبۡعَثَكَ رَبُّكَ مَقَامٗا مَّحۡمُودٗا ٧٩

Waminal-layli fatahajjad bihī nāfilatal laka 'asā an yab'athaka rabbuka maqāmam mahmūdā

79. Oo qayb ka mid ah habeenka tuko tahajjud (salaatu leyl), salaad dheeri kuu ah aan faral ahayn. Waa intaasoo Rabbigaa kuu soo bixiyo meeqaan sharaf iyo ammaan leh 31.

Faallooyin hoose

31. Nolosha dambe ee Aakhiro, waa shafeecada weyn ee Qiyaamada.