Suuradda Al-Isra, aayadda 71

17:71

يَوۡمَ نَدۡعُواْ كُلَّ أُنَاسِۭ بِإِمَٰمِهِمۡۖ فَمَنۡ أُوتِيَ كِتَٰبَهُۥ بِيَمِينِهِۦ فَأُوْلَٰٓئِكَ يَقۡرَءُونَ كِتَٰبَهُمۡ وَلَا يُظۡلَمُونَ فَتِيلٗا ٧١

Yawma nad'ū kulla unāsi bi imāmihim faman ūtiya kitābahū biyamīnihī fa ulā'ika yaqra'ūna kitābahum walā yuzlamūna fatīlā

71. (Xusuuso) Maalintaan u yeedhi dad walbaa isagoo imaamkoodii 25 la jiro. Markaas mid kastoo lagu siiyo Kitaabkiisa gacantiisa midig, kuwaa baa akhriyi Kitaabkooda (iyagoo faraxsan) lagamana dulmiyo wax le’eg xuub timireedna.

Faallooyin hoose

25. Waxaa loola jeedaa kitaabka camalkooda ama hoggaamiyahooda ama midkay raaceen.