وَٱسۡتَفۡزِزۡ مَنِ ٱسۡتَطَعۡتَ مِنۡهُم بِصَوۡتِكَ وَأَجۡلِبۡ عَلَيۡهِم بِخَيۡلِكَ وَرَجِلِكَ وَشَارِكۡهُمۡ فِي ٱلۡأَمۡوَٰلِ وَٱلۡأَوۡلَٰدِ وَعِدۡهُمۡۚ وَمَا يَعِدُهُمُ ٱلشَّيۡطَٰنُ إِلَّا غُرُورًا ٦٤
Wastafziz manistata'ta minhum bisawtika wa ajlib 'alayhim bikhaylika warajilika washārikhum fil-amwāli wal-awlādi wa'idhum wamā ya'iduhumush-shaytānu illā ghurūrā
64. Ku duufso waxooda aad karto oo ka mid ah codkaaga 22, oo u soo kulmi ciidammadaada iyagoo gaadiid wata iyo iyagoo lug ku socdaba, oo la wadaag maalka 23 iyo awlaadda 24, una yabooh (ballamo been ah), umase yabooho shaydaanku waxaan dhagar aheyn.
Faallooyin hoose
22. Heeso, durbaanno, kamanno, qalab muusikeed la afuufo, iyo xumo ugu yeedhid kasta.
23. Adigoo ka yeelaya inay xaaraan ku shaqeystaan.
24. Adigoo u qurxinaya zinada iyo macsida si uu u bato fasaadka.