Suuradda Al-Isra, aayadda 56

17:56

قُلِ ٱدۡعُواْ ٱلَّذِينَ زَعَمۡتُم مِّن دُونِهِۦ فَلَا يَمۡلِكُونَ كَشۡفَ ٱلضُّرِّ عَنكُمۡ وَلَا تَحۡوِيلًا ٥٦

Qulid'ul-ladhīna za'amtum min dūnihī falā yamlikūna kashfad-durri 'ankum walā tahwīlā

56. Dheh: Bal u yeedha kuwa aad sheegtaan (baridaan Alle) Sokadi 19, ma laha awood ay idiinka feydaan waxyeello ama idiinka wareejiyaan (cid kale).

Faallooyin hoose

19. Waxay u nisbeeyaan Rabbigood inay shuruko la yihiin ee leh asnaam, malaa’ig, jin, anbiyo, awliyo, iwm.