Suuradda Al-Isra, aayadda 26

17:26

وَءَاتِ ذَا ٱلۡقُرۡبَىٰ حَقَّهُۥ وَٱلۡمِسۡكِينَ وَٱبۡنَ ٱلسَّبِيلِ وَلَا تُبَذِّرۡ تَبۡذِيرًا ٢٦

Wa āti dhal-qurbā haqqahū wal-miskīna wabnas-sabīli walā tubaddhir tabdhīrā

26. Sii kan qaraabada ah xaqiisa iyo miskiinka iyo socotada (go’doonsan), hana ku bixinnina maalka wax xun oo dayac ah 12.

Faallooyin hoose

12.Macnaha waa ha ku bixin wax xaaraan ah ama kuu caasiyoobid Alle.