وَبِٱلۡحَقِّ أَنزَلۡنَٰهُ وَبِٱلۡحَقِّ نَزَلَۗ وَمَآ أَرۡسَلۡنَٰكَ إِلَّا مُبَشِّرٗا وَنَذِيرٗا ١٠٥
Wabil-haqqi anzalnāhu wabil-haqqi nazala wamā arsalnāka illā mubasshiran wanadhīrā
105. Xaq baana (Qur’aanka) ku soo dejinnay, Xaq buuna ku soo degay 36. Kuumana aanu soo dirin (Nabiyow) waxaan aheyn inaad ahaato bishaareeye iyo dige ahaan.
Faallooyin hoose
36. Ma jiro Qur’aanka wax iska hor imaanaya, mana ku jiro wax ka weecasho ah Xaqa.