Suuradda Al-Insan, aayadda 8

76:8

وَيُطۡعِمُونَ ٱلطَّعَامَ عَلَىٰ حُبِّهِۦ مِسۡكِينٗا وَيَتِيمٗا وَأَسِيرًا ٨

Wayut'imūnat-ta'āma 'alā hubbihī miskīnan wayatīman wa asīrā

8. Waxay siiyaan cunno iyagoo jecel miskiinka, agoonka iyo maxbuuska.