Suuradda Al-Insan, aayadda 4

76:4

إِنَّآ أَعۡتَدۡنَا لِلۡكَٰفِرِينَ سَلَٰسِلَاْ وَأَغۡلَٰلٗا وَسَعِيرًا ٤

Innā a'tadnā lil-kāfirīna salāsila wa aghlālan wasa'īrā

4. Waxaanu xaqiiq u diyaarinnay gaalada silsilado, heegayaal, iyo dab huraya.