Suuradda Al-Insan, aayadda 2

76:2

إِنَّا خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ مِن نُّطۡفَةٍ أَمۡشَاجٖ نَّبۡتَلِيهِ فَجَعَلۡنَٰهُ سَمِيعَۢا بَصِيرًا ٢

Innā khalaqnal-insāna min nutfatin amshājin nabtalīhi faja'alnāhu samī'ā basīrā

2. Waxaanu xaqiiq ka abuurnay Aadmiga dhibic mani ah isku dhafanta 1, si aynu u imtixaanno, markaas waxaan ka yeellay mid wax maqla, wax arka.

Faallooyin hoose

1. Isku dhaf biyaha ninka iyo haweenta ee gala riximka haweenta.