Suuradda Al-Imran, aayadda 43

3:43

يَٰمَرۡيَمُ ٱقۡنُتِي لِرَبِّكِ وَٱسۡجُدِي وَٱرۡكَعِي مَعَ ٱلرَّٰكِعِينَ ٤٣

Yāmaryamuqnutī lirabbiki wasjudī warka'ī ma'ar-rāki'īn

43. Maryameey! Adeec Rabbigaa una sujuud, oo la rukuuc kuwa (Alle) u rakuuca.