Suuradda Al-Hujurat, aayadda 1

49:1

يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تُقَدِّمُواْ بَيۡنَ يَدَيِ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦۖ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَۚ إِنَّ ٱللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٞ ١

Yā'ayyuhal-ladhīna āmanū lā tuqaddimū bayna yadayillāhi warasūlihī wattaqullāha innallāha samī'un 'alīm

1. Kuwa (Xaqa) rumeeyow! Ha ka hor marinnina (qowlkiinna) (qowlka) Alle iyo Rasuulkiisa 1. Alle ka cabsada. Hubaal Alle waa wax kasta Maqle, Wax kasta Og.

Faallooyin hoose

1. Waxaa loola jeedaa uma bannaana mu’miniinta inay ka bixiyaan wax xukun ah arrin ay ahaataba haddii aanay oggolaansho iyo daliil ka heysan Alle iyo Rasuulkiisa.