Suuradda Al-Hadid, aayadda 11

57:11

مَّن ذَا ٱلَّذِي يُقۡرِضُ ٱللَّهَ قَرۡضًا حَسَنٗا فَيُضَٰعِفَهُۥ لَهُۥ وَلَهُۥٓ أَجۡرٞ كَرِيمٞ ١١

Mman dhal-ladhī yuqridullāha qardan hasanan fayudā'ifahū lahū walahū ajrun karīm

11. Waa kuma kan amaahinaya Alle amaah wanaagsan 4, markaas uu u labolaabo (ajarka), wuxuuna siin abaalgud wanaagsan (Janno).

Faallooyin hoose

4. Sadaqo bixin ama deyn siin cid baahan kor saar la'aan.