Suuradda Al-Fajr, aayadda 28

89:28

ٱرۡجِعِيٓ إِلَىٰ رَبِّكِ رَاضِيَةٗ مَّرۡضِيَّةٗ ٢٨

Irji'ī ilā rabbiki rādiyatam mardiyyah

28. U noqo Rabbigaa, adigoo raalli ah oo raalli lagaa yahay.