Suuradda Al-Fajr, aayadda 19

89:19

وَتَأۡكُلُونَ ٱلتُّرَاثَ أَكۡلٗا لَّمّٗا ١٩

Wata'kulūnat-turātha aklal lammā

19. Waxaadna cuntaan dhaxalka cunid xaqdarro ah.