Suuradda Al-Baqarah, aayadda 172

2:172

يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ كُلُواْ مِن طَيِّبَٰتِ مَا رَزَقۡنَٰكُمۡ وَٱشۡكُرُواْ لِلَّهِ إِن كُنتُمۡ إِيَّاهُ تَعۡبُدُونَ ١٧٢

Yā'ayyuhal-ladhīna āmanū kulū min tayyibāti mā razaqnākum washkurū lillāhi in kuntum iyyāhu ta'budūn

172. Kuwa (Xaqa) rumeeyoow! Wax ka cuna waxyaalaha wanaagsan 36 oo aan idinku galladeysannay, una mahad naqa Alle, hadduu Isagu yahay Kan aad caabuddaan.

Faallooyin hoose

36. Xadiis wuxuu leeyahay: “Alle wuu wanaagsan yahay, mana aqbalo waxaan ahayn wax xalaal lagu shaqeystey oo wanaagsan”.