Suuradda Al-Balad, aayadda 14

90:14

أَوۡ إِطۡعَٰمٞ فِي يَوۡمٖ ذِي مَسۡغَبَةٖ ١٤

Aw it'āmun fī yawmin dhī masghabah

14. Ama siinta cunno maalin gaajo (abaar) jirto.