Suuradda Al-A'raf, aayadda 55

7:55

ٱدۡعُواْ رَبَّكُمۡ تَضَرُّعٗا وَخُفۡيَةًۚ إِنَّهُۥ لَا يُحِبُّ ٱلۡمُعۡتَدِينَ ٥٥

Ud'ū rabbakum tadarru'an wakhufyatan innahū lā yuhibbul-mu'tadīn

55. U barya (Alle) Rabbigiin si khushuuc leh iyo qarsoodiba. hubaal, ma uu jecla kuwa xadgudba.