Suuradda Al-'Ankabut, aayadda 11

29:11

وَلَيَعۡلَمَنَّ ٱللَّهُ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَلَيَعۡلَمَنَّ ٱلۡمُنَٰفِقِينَ ١١

Walaya'lamannallāhul-ladhīna āmanū walaya'lamannal-munāfiqīn

11. Xaqiiq, Alle wuu muujin kuwa rumeeyey, wuuna muujin munaafiqiinta.