Suuradda Al-Anbiya, aayadda 27

21:27

لَا يَسۡبِقُونَهُۥ بِٱلۡقَوۡلِ وَهُم بِأَمۡرِهِۦ يَعۡمَلُونَ ٢٧

Lā yasbiqūnahū bil-qawli wahum bi amrihī ya'malūn

27. Kagama hormaraan hadal, iyaguna amarkiisa uun bay ku camal falaan.