إِنَّ ٱلَّذِينَ قَالُواْ رَبُّنَا ٱللَّهُ ثُمَّ ٱسۡتَقَٰمُواْ فَلَا خَوۡفٌ عَلَيۡهِمۡ وَلَا هُمۡ يَحۡزَنُونَ ١٣
Innal-ladhīna qālū rabbunallāhu thummastaqāmū falā khawfun 'alayhim walā hum yahzanūn
13. Hubaal, kuwa yidhaahda: Rabbigayo waa Allaah, markaas toosnaada 7, ma aha cabsi dushooda, mana murugoonayaan.
Faallooyin hoose
7. Markaas ku toosnaada diinta waa ku hanuunsanaada mabaadiida towxiidka, iimaanka iyo camallada wanaagsan oo ku sugnaada.