Suuradda Adh-Dhariyat, aayadda 34

51:34

مُّسَوَّمَةً عِندَ رَبِّكَ لِلۡمُسۡرِفِينَ ٣٤

Mmusawwamatan 'inda rabbika lil-musrifīn

34. Looga soo calaameeyey xagga Rabbigaa xadgudbayaasha 4.

Faallooyin hoose

4. Iyadoo dhagax walba lagu qoray magaca qofka lagu halaagayo oo ku dhiman.