Suuradda Adh-Dhariyat, aayadda 26

51:26

فَرَاغَ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِۦ فَجَآءَ بِعِجۡلٖ سَمِينٖ ٢٦

Farāgha ilā ahlihī fajā'a bi'ijlin samīn

26. Markaasuu u laabtay dhinac xagga reerkiisii oo keenay dibi buuran oo shiilan.