Suuradda Adh-Dhariyat, aayadda 20

51:20

وَفِي ٱلۡأَرۡضِ ءَايَٰتٞ لِّلۡمُوقِنِينَ ٢٠

Wafil-ardi āyātul lil-mūqinīn

20. Dhulka waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa yaqiinsan.