Suuradda Adh-Dhariyat, aayadda 17

51:17

كَانُواْ قَلِيلٗا مِّنَ ٱلَّيۡلِ مَا يَهۡجَعُونَ ١٧

Kānū qalīlam minal-layli mā yahja'ūn

17. Waxay seexan jireen habeenkii wax yar ma ahee 2.

Faallooyin hoose

2. Macnaha qayb ka mid ah bay u qoondeyn jireen salaatu leyl, cishaha kaddib ama Aakhiru leylka.