Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 55

44:55

يَدۡعُونَ فِيهَا بِكُلِّ فَٰكِهَةٍ ءَامِنِينَ ٥٥

Yad'ūna fīhā bikulli fākihatin āminīn

55. Waxay u yeedhan midho nooc kasta ah, iyagoo nabdoon 11.

Faallooyin hoose

11. Aan ka cabsaneyn inay ka dhammaadaan, oo ka cabsaneyn jirro.