Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 41

44:41

يَوۡمَ لَا يُغۡنِي مَوۡلًى عَن مَّوۡلٗى شَيۡـٔٗا وَلَا هُمۡ يُنصَرُونَ ٤١

Yawma lā yughnī mawlan 'am mawlan shay'an walā hum yunsarūn

41. Maalintaan qaraabannimo waxba laysugu tareyn laysuna gargaareyn.