وَءَاتَيۡنَٰهُم مِّنَ ٱلۡأٓيَٰتِ مَا فِيهِ بَلَٰٓؤٞاْ مُّبِينٌ ٣٣
Wa ātaynāhum minal-āyāti mā fīhi balā'um mubīn
33. Waxaana siinnay calaamado 8 ay ku sugnaayeen imtixaan cad.
Faallooyin hoose
8. Sida in lagu hareeyey daruuraha, loo soo dejiyey Manni iyo Salwaa, biyo looga burqiyey dhagax, badda cas oo loo kala dhanbalay, iwm.