Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 3

44:3

إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةٖ مُّبَٰرَكَةٍۚ إِنَّا كُنَّا مُنذِرِينَ ٣

Innā anzalnāhu fī laylatim mubārakatin innā kunnā mundhirīn

3. Xaqiiq, waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeen barakaysan 2. Waxaanu nahay kuwa diga.

Faallooyin hoose

2. Waa Laylatul Qaddarka ee loo soo waxyooday Nabiga s.c.w. Qur’aanka.