وَإِنِّي عُذۡتُ بِرَبِّي وَرَبِّكُمۡ أَن تَرۡجُمُونِ ٢٠
Wa innī 'udhtu birabbī warabbikum an tarjumūn
20. Waxaana ka magan galay Rabbigay iyo Rabbigiin inaad i dhagaxyeysaan 6.
Faallooyin hoose
6. Si aydaan dhagax iigu shiidin ilaa geeri. Ama si aydaan iigu dhaleeceyn carrabyadiinna ama si aydaan iigu dhibaateyn si kale.