Rabbana zalamna anfusana

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

قَالَا رَبَّنَا ظَلَمۡنَآ أَنفُسَنَا وَإِن لَّمۡ تَغۡفِرۡ لَنَا وَتَرۡحَمۡنَا لَنَكُونَنَّ مِنَ ٱلۡخَٰسِرِينَ ٢٣

Qālā rabbanā zalamnā anfusanā wa il lam taghfir lanā watarhamnā lanakūnanna minal-khāsirīn

23. Waxay (Aadam iyo Xawwaa) yidhaahdeen: Rabbigayow! Waxaan dulminnay nafahayaga, haddaadan noo denbi dhaafin, oo aad noo Naxariisan, waxaan ahaaneynaa kuwo khasaaray.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-A'raf oo dhan

Su'aalo

Rabbana zalamna anfusana Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Rabbana zalamna anfusana waxay ku jirtaa Suuradda Al-A'raf, 7:23.